Menu Close
Previous
Next

News

Musharax Madaxweyne Omar Abdulkadir Ahmedfiqi oo Ku Baaqay Joojinta Colaadaha iyo Ciribtirka Qabyaaladda.
warsaxafadeed uu soo saaray Musharax Madaxweyne Dr Cumar Cabdulkadir Axmedfiqi ku aadan Madaxweyne HSM iyo fashil labaad ee Jubaland #Muqdisho #Somalia2021 #DrOmar4President #Mogadshu #Somalia.
Warmurtiyeed uu soosaaray Musharax Madaxweyne Dr. Cumar Cabdulqaadir Axmedfiqi ku aadan banaanbaxyadii shacbiga reer Muqdisho maanta ka suubiyeen magaaladan #Muqdisho #Somalia2021 #DrOmar4President #Mogadshu #Somalia.
Xalay waxaan casho sharaf la yeshay dhallinyaro ka so jeda Puntland & Jubaland. Waxan uga waramay barnamijkayga musharaxnimo e #Somalia2021 & Somalia-da an annigu donayo. Su’alo badan ayey dhallinyaradu iweydiyen, sido kalena waxay isiiyeen talooyin dhaxalgal ah #drOmar4President.
Musharax Madaxweyne Cumar Cabdulqadir Axmedfiqi ayaa maanta Hotel Sayid kaga qeyb Galay Shirka Kudlada Musharaxiinta Madaxweyne ee Dhexdhexaadka ah #Doorashada Somalia2021 #Omar4President
Presidential Candidate #Somalia2021 Dr. Omar Abdulqadir Ahmedfiqi was among the dignitaries that were presiding over the commencement ceremony of Taha International University in #Mogadishu. After congratulating 2 students, he emphasized the importance of education & employment