Previous
Next
Booqashada Odayaasha Dhaqanka
Waxaa maanta Xarruntiisa Ololaha Doorashada Somalia2021 ee Musharax Madaxweyne Cumar Cabdulqaadir Axmedfiqi ku soo booqday musharaxa Boqor Cabdullahi Geedi Shadoor & Wabar Cali Cumar Ciire. Musharaxa & odayaaashu waxay kawada hadleen xaaladda guud ee dalka & doorashada dhowaan la filaya in dalka ay ka qabsoonto
Share on facebook
Facebook
Share on twitter
Twitter