Menu Close
Previous
Next

Taariikhda Murashaxa Madaxweyne Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Omar Abdulkadir Ahmedfiqi

Cumar Cabdulqaadir Axmedfiqi wuxuu dhashay 1959tii, wuxuuna waxbarashadiise hoose, dhexe iyo sare ku qaatay Magaalada Muqdishu. Cumar Cabdulqaadir Axmedfiqi wuxuu ka qalin jebiyay kulliyada waxbarashada Lafoole1981. Kolkaas kadib wuxuu Waxbarasho heer jaamacadeed ah ku qaatay waddamada Canada iyo America, wuxuuna ku soo takhasusay Culuunta caafimaadka. Cumar wuxuu Dalka ku soo labatay nofember 2000, wuxuuna qayb-libaax ka qaatay wax ka qabashada arrimaha Bulshada, sida Caafimaadka, Waxbarashada iwxm. Sidoo kale wuxuu Cumar Cabdulqaadir Dalka ka asaasay Ganacsiyo kala duwan oo Dad faro badan ay ka faa’iidaysteen.

Omar Abdulkadir Ahmedfiqi was born in 1959 and received his primary, secondary and tertiary education in Mogadishu. Omar Abdulkadir Ahmedfiqi graduated from Lafoole College of Education in 1981. He then went on to study at a university in Canada and the United States, specializing in medicine. Omar returned to the country in November 2000 and played a key role in addressing social issues, such as health, education and more. Omar Abdulkadir also established various businesses in the country that benefited many people.

ولد عمر عبد القادر أحمد فقي في عام 1959 وتلقى تعليمه الابتدائي والثانوي والعالي في مقديشو. تخرج عمر عبد القادر أحمد فقي من كلية لافول للتربية عام 1981. ثم تابع دراسته في جامعة في كندا والولايات المتحدة وتخصص في الطب. عاد عمر إلى البلاد في نوفمبر 2000 ولعب دورًا رئيسيًا في معالجة القضايا الاجتماعية ، مثل الصحة والتعليم وما إلى ذلك. أسس عمر عبد القادر أيضًا العديد من الأعمال التجارية في البلاد التي استفاد منها الكثير من الناس

Share on facebook
Share on twitter