waxaan casho sharaf la yeshay dhallinyaro ka so jeda Puntland & Jubaland. Waxan uga waramay barnamijkayga musharaxnimo e #Somalia2021 & Somalia-da an annigu donayo. Su’alo badan ayey dhallinyaradu iweydiyen, sido kalena waxay isiiyeen talooyin dhaxalgal ah #drOmar4President.